Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay, tacsina ka diray geerida Marxuum Xildhiban Boorow

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen  ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii Marxuumku uu ka soo qaatay dowladnimada, midnimada, nabadda, xasilloonida Dowlad-dhiska Koonfur Galbeed iyo horumarka Shacabka Soomaaliyeed. “Innaa … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay, tacsina ka diray geerida Marxuum Xildhiban Boorow